Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Queen of somalia
Xubin sare

Xubinta dhagTa?

0
0
Like3 Isticmaleyaal
3 Isticmaleyaal

1 Answer

  1. Dhegaha oo ah xubin kamid ah xubnaha ugu muhiimsan ee jirka ayaa haddii ey wax gaaraan keenta dhagoollenimada. Sidoo kale qaybta maskaxda ee u qaabilsan maqalka ayaa dhagoollenimo keenta haday wax gaaraan.

    In kastoo dad badani ku soo dhashaan dhagoolnimada, waxyaabo badan ayaa keena dhibtan, inta ugu badan waxaa ka mid ah duqoowga, shanqadh badan, iyo xanuuno ku dhaca dhegaha iyo maskaxda.

    Qiyaasta dhagoolnimada ee dadka waxaa loo qeybiyaa sadex: dhegoculeysyar, mid dhexe iyo dhago la’aan dam ah – qof aan waxba maqli karin. Dhegoculeyska yar iyo dhexe ee xanuun ama gaboowgu keeno waa kuwo wax laga qaban karo. Qeyb ahaan waa la daaweeyaa haddii kale qalab lagu xidho dhegaha ayaa ka caawiya maqalka.

    Tiro dhan 10% shacabka dunida ayaa dhagool ah ama maqalka dhib ka qaba;

You must login to add an answer.