Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Queen of somalia
Xubin sare

WAXYAABAHA QUBEYSKA WAAJIBIYO MAXAA KAMIDA ?

0
0
Like2 Isticmaleyaal
2 Isticmaleyaal

1 Answer

  1. Waxyaabaha qubeyska waajibiya waa 6 waxyaabood 6-daan xaaladood mid ka mid ah haddii ay qofka ku dhacaan waxaa ku waajibaayo qubeys.

    1. Labada farji oo is gala.

    2. Qofka oo mini ka timaado.

    3. Xayl ama dhiigga caadada ah.

    4. Dhiigga umusha.

    5. dhalidda haweneyda markii ay dhasho qubeys ayaa ku wajibayo.

    6. Qofka markuu geeriyooda.

    QAABKA LOO QUBEYSTA

    Waxaa laga doonayaa qofka markuu is daahiranaayo labadaan shardi “1” in uu niyaysto “2” in uu jirka dhammaantiis biyaha gaarsiiyo, qubeyska inta la bilaabin ka hor waa in uu xubinta la dhaqaa ka dib waa in la weesa qaato, waxaana nagala doonayaa in aan ku dayanno qaabkii uu nabiga {NNKH} u qubeysan jiray oo ah in la weesa qaato marka hore ka dib dhinaca midig biya laga bilaabo 3 jeerna la dhaqo ka dib dhinaca bidix lagu xijiyo sidaas oo kale, ka dib madaxa la xijiyo ka dib jirka dhammaantiis biyaha in lawada gaarsiiyo.

    Qaabkaas aan soo sheegnay in loo qubeysto ayaa sunno ah oo nabiga sameyn jiray {NNKH}

You must login to add an answer.