Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Qadan Abdi
level dhexe

waxaad sheegtaa Hal xidhaale xisaabeed?keen laba tusaale

waxaad sheegtaa Hal xidhaale xisaabeed?keen laba tusaale
0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

1 Answer

  1. 1. Aabo ayaa jira 45Sano wiilkiisu wuxuu jiraa 3sano hadaba imisa Sano kadib ayuu Aabuhu 8jir kawaynaan wiilkiisa?
    2. faadumo ayaa aaday suuqa khudaarta islamarkana waxay xoogaa liin ah ka iibsatay Maryan kadibna waxay ugasiigudubtay xaga hindo oo ay kasoo iibsatay in 3 kabadan intii ay maryan ka iibsatay waxayna kukalaxidhay laba back oo kaladuwan markay faadumo tagtay gurigeedii waxay aragtay in afar meelod meelkamida liintii maryan laga iibiyay iyo shan melood meelkamida liintii hinda laga iibiyay ay xumaayeen hadii guud ahaan liinta xumaatay ay ahayd 6 xabo soosaar tirade liinta ee ay kasoo iibsatay hindo?

You must login to add an answer.