Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Ruuney Ahmed ruuneyahmed4567
Bilow

waq maxay dhigkar

0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

1 Answer

  1. Dhiig-kar waxaa loo yaqaanaa kolka cadaadiska dhiiga halbowlaha (arterial blood pressure) uu ka kor maro heerka caadiga ah ama la aqbali karo ee u dhexeeya 120—140 mmHg oo kor ah (systolic), iyo 80-90 mmHg oo hoos ah (diastolic), kor iyo hoos ama systolic iyo diastolic waxey ka tarjumayaan labada xaaladood oo uu wadnuhu maro had iyo jeer, oo kala ah kolka uu iskusoo uruurayo oo uu bambeynayo dhiigga.

    Dhiig-karka waxaa loo kala qeybiyaa guud ahaan laba qeybood oo kala ah mid bilaw ah oo ka dhashay sababo dhaxal ama bey’ada ah oo eysan jirin wax la’ogyahay oo sababay (primary hypertension), waa ka ugu badan sababana qiyaastii 90%, iyo mid ay sababtay xaalad caafimaad oo kale (secondary hypertension) sida xaalado ku dhaca kelyaha, xididada, wadnaha, iyo hab-maamulka hormoonada jidhka

    Dhiig-karka waxaa loo qeybiyaa afar qeybood:

    1. Caadi (NORMAL): oo ah 120 kor ah, iyo 80 hoos ah.

    2. DHIIG-KAR KAHOREEYE (PREHYPERTENSION): oo ah 120-140 kor ah, iyo 80-90 hoos ah, caadaadiskaan ma ahan dhiig kar, gaar ahaan dadka dhalin yarada ah waa wax caadi ah, laakin dadka waaweyn marki cadaadiska dhiigooda uu heerkan yimaado waxaa looga baqaa dhiig-kar.

    3. Marxaladda 1-Aad ee DHIIG-KARKA: oo ah 140-160 kor ah, iyo 90-100 hoos ah

    4. Marxaladda 2-Aad ee DHIIG-KARKA: oo ah wixii ka badan 160 kor ah, iyo 100 hoos ah, waa xaalad digniin ah, hadii aan cadaadiska dhiiga bukaankan hoos loo soo celinne wuxuu halis ugu jiraa xaalado kale oo cul-culus.

You must login to add an answer.