waa maxay xisaab
0
0

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
Xisaabtu waa maaddo aad u ballaadhan oo leh qaybo-hoosaadyo badan, oo ay ku jiraan aljabra, joomatari, kalkulus, tirokoobyo, iyo kuwo kale. Waxaa loo adeegsadaa codsiyo aan la tirin karin, sida injineernimada, fiisigiska, dhaqaalaha, sayniska kombiyuutarka, iyo maaliyadda, si loo magacaabo dhowr. Xisaabtu sidoo kale waa qalab lagama maarmaan u ah samaynta saadaalinta iyo qaabaynta hababka adag, taas oo noo ogolaanaysa inaan si fiican u fahanno aduunka nagu wareegsan.Xisaab waa cilmiga wax xisaabinta. Waxaa jira afar xisaab-fal oo kala ah:
isku-dar (+),ka-jar ama ka-goy(-),isu-qaybin (/) iyoisku dhufasho (x).
Laba tiro marka laysku daro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa wadar. sida
2+5=7 wadarta 2 iyo 5 waa 7.
Laba tiro marka la kala jaro wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa farqi. sida
3-1=2 farqiga 3 iyo 1 waa 2.
Laba tiro marka laysku dhufto wixii ka soo baxa waxaa la yiraahdaa taran. sida
2 x 3 = 6. Taranta 2 iyo 3 waa lix.
sidoo kale afartaa waxaa dheer iyagoo jajaba marka lagu shaqaynayo
matalan 1/4 +1/4 =1/2hadaynu kala goynana waa 1/2 – 1/4 =1/4haddii aan isku dhufanana waa 1/2 * 1/2 =1/4haddii aan isku qaybinana waa 1/2 / 1/2 =1
Isticmaalka ama dabbakhida xisaabta dhiraandhirinta (Derivative) Xisaabtan looyaaqaano dhiraandhirinta ama afka qalaad loogu yeedho “derivative” waa qaybta asalka u ah labada qaybood ee ay ‘Caculus’tu u qeybsanto, taas oo leh faaiidooyin ama isticmaal farobadan oo xal u ah weydiimooyin xisaabeed oo faro badan. Hadaba si ay u fududaato isticmaalka dhiraandhirintu aynu soo qaadano tusaalooyin faro badan oo ku saabsan xisaabtan aadka muhiimka u ah.