waa maxay xiriiriye?
0
1

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
xiriiriye Waa eray qeybaha hadalka ka mid ah, wuxuuna isku xiraa erayada, oraahda iyo weeraha. Xiriiriyeyaalka waxaa ka mid ah: iyo, laakiin, ama, intii, illayn, mindhaa, oo, ee, maxaa yeelay, ilaa, โna, โse, xataa.
Tusaale:
La furimaayo albaalka ilaa macallinku yimaado.
xiriiriye waa eray qaybaha hadalka ka mid ah
xiriiriye waxa uu kamid yahay qeybaha hadalka ee naxwaha wuxuuna isku xiraa weeraha oraahda iyo erayada xiriiriyaasha waxaa ka mid ah sida laakin iyo ama ,oo ,ee