Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Sayga Buuxa.
Bilow

waa maxay siyaasad?

0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

1 Answer

  1. Siyaasaddu waa eray asal ahaantiisa kasoo jeeda afka carabida, macnayaal kala duwan oo meeqaamo kala duwana waa lasiiya waxa uu la dhig yahey erayga afka ingiriisida lagu yidhaa “Politics” kaasi oo bilawgii ka yimi wadanka giriiga oo ahaa meelihii u horeeyay ee aqoonta latiinka ah iyo eray bixinteeduba kasoo farcameen, micna ahaana lagu fasirey habka aragti iyo waxqabadba bulsho loogu saameeyo amaba wax looga badeli karo, saameyntaas waxa kamid ah in go,aan isku mida koox ama dad meel kuwa dhaqani ka gaadhaan arin hortaala, Waxa kale oo la yidhaahdaa waa awooda uu qof ku gaadhsiin karo bulsho mawaaqiftiisa. Amaba waa habka ay dawladdu u maamusho dadkeeda, iskusoo wada duuboo waxeynu ka dhadhansan karnaa iney tahey hab qorsheysan oo maamul iyo haggis leh.

You must login to add an answer.