Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

mohamett Axmed
Bilow

waa maxay science

0
0
Like2 Isticmaleyaal
2 Isticmaleyaal

1 Answer

  1. Science) waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin

    Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo sidaย fiisikisMid ku dhisan khibarad ee laga qaatay dabiicaddaSaynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la isticmaalayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam ooย haydrojiinย ah iyo halย atomย ooย ogsajiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa! Maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa “biyo”. Saynisku waa cilmiga ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay

You must login to add an answer.