Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Muscab Cabdi fitaax
Bilow

waa maxay nabad

0
0
Be the first one react

1 Answer

  1. Nabada waa tiirka koobaad ee aas-aaska noolasha ama xaalad xasiloon oo lagu wada noolaankaro, su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah, maxaa keenay in nabadu tahay muhiim. Sidee nabada muhiim utahay?

    Haddii nabadu jirto waxaa dhacayso:

    In cid walbo ama noolaha dhammaantood ay si nabad ku seexdaan ayna nabad ku sootoosaan.In kheyraadka dalka si siman loo wadaago ama loo qeybsado.In ay cadaalada taabagasho oo ay shaqeyso.In waxbarashada, caafimaadka,dhaqaalaha iyo noolasha aasaasiga ay hormaraan oo bulshada ay ku naalooto barwaaqo.In bulshada ay u suurtagasho isku socod oo qofka ka socdaalo Raaskaambooni uu si nabad ah kutago Raascaseyr.

    Nabada waa laga maar-maan, waxaa u baahan noolaha dhammaantii. Dalka markii uu burburay waxaa gebi ahaanba ka hayaamay duurjoogtii iyo dadkii, waxayna noolal cusub ka raadiyeen wadamada deriska, waxaa sidoo kale nabaadguuray dhulkii.

    Nabada ma ahan wax la iska hela balse waa wax lagu bixiyo juhdi iyo waqti dheer si loo difaaca jiritaankeeda, hadaba ummada soomaaliyeed waxa ay nabada ku heli karaan in la raadiyo nabadda sida saxda ah.

    Waxaa jirta maahmaah ingiriis oo dhehayso “ If you want peace prepare for war” hadii aad rabto nabad udiyaargarow dagaal yacni waxaa halkan ku cad in nabada aanan si sahlan loo heli Karin. Ummad kastaa waxay abuurataa nabadeeda, soomaalida nabadeeda ha abuurato.

You must login to add an answer.