waa maxay gooryaan
0
0

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
Gooryaanka waa cudur uu sababay noolaha gooryaanka gooryaanka dheer.[1] Cudurka wax aastaamo maku lahan wax kabadan 85% oo sababta, gaar ahaan hadii tirada gooryaanka uu yaryahay.[1] Xanuunada way ka sii kordhaan tirada gooryaanka ee ku jira iyo waxaa ku jira neefsiga oo yaraada iyo qandho oo bilawga cudurka ah.[1] tani waxaa raaci karo aastaamaha bararka caloosha, calool xanuunka iyodaacuun.[1] carruurta ayaa inta ugu badan ay saameysaa, iyo kooxda da’da yar cudurka sidoo kale wuxuu keeni karaa culeys kordha, nafaqo la’aan iyo dhibaatooyinka barashada