waa maxay dowlad
0
0

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
Dowlad waa nidaamka siyaasadeed ee ka jira dal, waa nidaamka lagu maamulo bulsho. Ereyga dowlad wuxuu ka soo jeedaa ereyga Giriigga ah [kubernáo] oo macnaheedu yahay in lagu hoggaamiyo.Nidaamka dowladnimo waxay la xiriirtaa “geeddi-socodka is-dhexgalka iyo go’aan qaadashada ee ka dhex jira bulsho caafimaad qabta, wadajirka horseedda hal-abuurnimada, xoojinta xirriirka bulsho, horumarinta hay’adaha waxbarashada iyo caafimaadka”.
Dowladnimada waxaa lagu tilmaami karaa inay tahay geedi socodka siyaasadeed ee ka dhex jira ama u dhexeeya hay’adaha rasmiga ah.