waa maxay dhiig
0
0

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
Dhiigu waa dareere gaar ah oo laga helo jirka bini adamka iyo xayawanka.
Dhiigga Waxa uu ka kooban yahay unugyada Gaduudan ama cascas, unugyada Cad, platelets ka iyo plasma, waxa uuna muhiim u yahay dhammaan noolaha sida bini’aadamka iyo xayawaanka, waxaa kaloo uu qabtaa shaqo muhiim ah sida, In uu qaado cunnada iyo neefta oksijiin iyo in uu ka saaro jirka wasaqda karboonka iyo hormoonada , waxa uu difaac siiya jirka , sido kale waxa uu sameeyaa xinjirayn marka dhiigbax yimaado si uu u joojiyo dhiigga baxaya.