waa maxay dhaqanka soomaalida?
0
0
Be the first one react
REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
hadaan isku dayo su aashaada jawaabteeda dhaqan micnihiisu waa wax ay umadi Iska dhaxasho OO ay ku dhaqmaan markaa somalidu waxay dhaqan uleedahay ayaa jira markaa mawaxaad kawadaa su aasha in wax kamida masheego dhaqanka??
haa maxaa kami ah dhaqanka soomaalidii hore iyo kuwa hadaba?
dhaqankii somalida waxaa kamid ahayd dhaqashada xoolaha sida Geela, lo’da, adhiga iyo gamaanka, somalidu waxay dhaqan ulahad dhar layaqaano in ay xidhato,
guriga galo waxaa ay somalidu kadhisan jirtay geedaha iyo cawska
waxaa jirta agabka cuntada loo isticmaalo somalidu way samaysan jirta markaa halkan lagumasoo koobi karo wall