Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Abdi laahi Ahmed
level dhexe

waa maxay dad

0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

1 Answer

  1. Dad..

    waa wadarta qof. Sidoo kale dad waa tiro badan oo shakhsiyaad ah kuwaasi oo noqon kara qabiil, bulsho, qoomiyad iyo wixii la mid ah. Dunida maanta waxaa ku nool dad ka badan 7 bilyan oo qof; kuwaasi oo ku kala nool qaaradaha dunida. Inkastoo bani aadam la isku yahay, hadana dadka dunida ku nool waxay leeyihiin midabo iyo qaabdhismeed xoogaa kala duwan taasi oo ku xidhan cimilada, deegaanka iyo nolosha shakhsigaas ama dadkaasi. Noocyada kala duwan ee dadka waxaa ka mid ah:

    Dadka Madoow – kuwaasi oo ku dhaqan ama asal ahaan ka soo jeeda qaarada Afrika, Ustareliya iyo qeybo ka mid ah qaarada Aasiya.Dadka Cad – intooda u badan ka soo jeeda qaarada Yurub, Waqooyiga Ameerika, Koonfur Ameerika, Ustareliya iyo meelo kale.Dadka Cowlan (yellow people ama mongoloid people) – asal ahaan ka soo jeeda qaarada Aasiya (gudaha Bariga Aasiya, Koonfur-bari Aasiya, Siberia iyo Aasiyada Dhexe), Waqooyiga Ameerika iyo Koonfur Ameerika, waxaa ka mid ah “Hindida Cas”, “Shiinaha” iyo wixii la mid ah.

You must login to add an answer.