Waa Maxay Cagaarshowga B maxaase Keena?
2
0



REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
Cagaarshwgu waa erey xaga waa caafimaadka looga
yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc 00 ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska
cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus).
Jeermiska cudurkani dhaliyaa wuxuu
dhex galaa jirkaaga kuna keenaa beerkaaga.
Xanuun qaarkood dhibaato ayuu Mararka qaarkood
cudurkani u keenaa beerkaaga iyo
isaga 00 ku yeelan kara caafimaadkaaga saameyn xanuun oo qoto Dadka qaarkood ma ogaan karaan inuu hayo cudurku, ama waxay ku qaldaan
inuu hayo lafo-garaac. Si kastaba ha ahaatee, dad ayaa dareemi kara jiro aad u daran lagana yaabaa iney u baahdaan in lagu daaweeyo cisbitaalka.
Maxay yihiin Calaamadihiisu?
Talaal ma jiraa?
Haa, talaalku waa sida ugu haboon ee lagaga badbaadi karo inuu kugu dhaco cagaarshowgu B. Qof walba oo u maleeya inuu halis u
saran yahay qaaditaanka cagaarshowga B waa uu is talaali karaa.
Waxaa ka mid noqon kara seyga, haweeneyda, laba isku galmootey iyo dhalaan hada dhashey oo ay dhaleen dad qabey ama ah sidayaasha cagaarshowga B.
Talaalka cagaarshowga B wuxuu ka kooban yahay sadex cirbadood waxaana waajib ah inaad wada qaadato si aad uga badbaado cudur
dhaliyaha mudo dheer.
Halka aad gargaar ka heli karto?
Hadii aad u maleysid inuu ku hayo cagaarshowga B la xiriir dhakhtarkaaga ama isbitaalka aad.
Dadka qaar ma muujiyaan wax calaamad ah habayaraatee.
Calaamadaha kale ee lagu garan karo waxaa raaca:
1- xanuun yar oo sida lafo-garaaca ah oo mudo gaaban ku eg
2- iyadoo la dareemo xanuun iyo daal
3- matag iyo shuban
4- miisaankaaga oo is dhimo
5- is xoqid badan
6- jooniska (indhaho caseeye)
7- midabka saxarada oo khafiif noqota iyo kaadida oo madoobaata.
Maxaa la isku baaraa?
Maxaa la isku baaraa?
1- Hadii aad tahay side waad qaadi kartaa talaabo aad kaga hor tageysid si aanad u qabadsiin dadka kale.
2- Hadii aad tahay xaamilo tahayna side cagaarshowga B, ilmahaaga waa laga badbaadin karaa iyadoo la talaalayo isla marka uu dhasho
3- Ka warqabida inaad qabto cagarshowga B micneheedu waa inaad heli karto daawo kasta ood u baahan tahay.
Talaal ma jiraa?
Engerix-B, Heplisav-B, and Recombivax HB (all brand names) dhaman kuwani waa tusaloyinka talaalada( vaccines) looga hortagi Karo nuuca cagarshowga ee (HBV) kuwaas oo ey ansixisaty (approved) wasarada ilalisa cuntada ( food) iyo dawada (drugs) ee laga leyahay mareykanka ( U S A) loona so gabiyo (FDA) .
Engerix-B and Recombivax HB si gaar ah labadan nuuc talalka ( HBV) waxa lagu talaali Kara dhaman ( All ages) ama da, walbo.