Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Filsan Faraxsan
Bilow

waa maxaa taariikh

0
0
Be the first one react

1 Answer

  1. Taariikh waa barashada dhacdadii tagtey iyada oo meeqaam la siinayo falalka aadanaha ee deegaan degan iyada oo sheekada si taxane ah loo tebinayo ilaa laga soo gaaro marxlada markaas lagu jiro. Ereyga asal ahaan waxa uu ka soo jeedaa afka Carabiga. Taariikh waa ururinta, qaabeynta iyo run ka sheega waxa dhacay waayihii hore cabirkii la doono ha la adeegsado sida sanado qarniyo. Taxanaha waqtigii soo jireenka ahaa in laga sheekeeyo keliya ma ahen taariikh ee wax ogaanshaha qaabta dhacdooyinka xaadirka ah ay u muuqdaan ayaa ah “taarikh” maadaama taariikhdii hore ay tahay mid qusaysay dad, meel iyo dhacdo. Dareensanaanta jiritaanka dhacdooyin taariikhi ah waxay sawirmaan ama u sawirmaan dadka qaabeeya taarikhda.iyo dadka taariikhda aqrisan dono

You must login to add an answer.