Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Queen of somalia
Xubin sare

Tariikhda Kiristiyano Ronaldo?

0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

1 Answer

  1. Cristiano Ronaldo Dos Santos Aveiro (dhashay 5 febraayo 1985 Madeira Portugal) waa ciyaaryahan bortuqiis ah,waxa uu u dhelaa kooxda Manjistar Yuneytid waana gooldhaliyahay ugu sareeya kooxda waxa uu dhaliyay goolala gaaraya 365 gool tan iyo markii uu uga soo biiray koox reer ingiriis ee Manchester united waa mid kamid ah ciyaaryahana loogu jecelyahay aduunka waana gooldhaliye halis ah waana ciyaar yahan keliya ee ilaa hada dhaliyay wax kabadan 50 gool sandkii shan xili ciyaareed , rekoorkiisa gool dhalinta ayaa aduunka ka noqday wax la yaab ah kamana daalo inuu gool dhaliyo xili walba malaha weeba u fududyihiin, waa kabtanka xulka qarankiisa ee bortaqiiska waana kan ugu safashada badan taariikhda kooxda qaranka maxamed boqortiqiiska waxana u sii dheer inuu yahay kan ugu goolasha badan , 2016 ciyaaraha qaramada yurub ayuu ku hogaamiyay qarankiisa guul taariikhi ah waxa uuna u qaaday koobkoodiii ugu horeeyay ee heer caalami ah , sandkii 2014 kadib markii uu xiriirka dalka borturqiiska u dabaal dagay sanad guuradi boqolaad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ayaa waxaa loogu codeeyay looguna aqoonsaday in cristiano Ronaldo yahay laacibkii ugu fiicnaa abid ee u dhashay bortaqiiska ciyaaryahan lamid ah isaga uma dhalan doono abidkood waa laacib ku fiican goolasha madaxa waxaa uuna dhulka ka boodi kara joog kasareeya ciyaryahanada ciyaara kubada basket ballka Cristiano Ronaldo xidigan ayaa lashega Inuu ka mid yahay ciyaar yahanadii aabid so mara tariikhda kubada cagta xidigan ayaa lashega inuu aabihi kasoo jeedo Brazil hoyadiina Portugal xidigan ayaa haysta shan kubadood oo dahabi iyo 4 European golden boot xidigan aya gabadha u dhashy wiilkiisa yar ee Cristiano ronaldo jr inuu lacag siyay wararka yaaa shegaya Inuu ku dhashay wacalnimo ama garac ronaldo ayaa lagu yaqaana bakhayl nimo oo jecel inuu kubada cagtiisa ku maamulo.

You must login to add an answer.