Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

Codsi Codsi! Donate Us

Isticmaalaheena sharaft leh fadlan waxaan wadana codsi ah in aad appkan balaarintiisa ka qeyb qaadatid waxa halis ugu jirnaa in aan weyno keedka xogta iyo serverka si aan u badbaadino waxa codsi inaga ah in aad bixinta lacagta qidmada sanadkan ee serverka nagala qeyb qaadatid appkan waa bilaash waxa isticaamsho in ka badan 15kun mana jirto wax dhaqaale ah kaso xaroodo kaliya waxa aan rabna ardayda iyo luqadeena in aan kor ugu qaadno waan ka xunahay! mudo yar gudaheeda waan ku xalineena dhibaatan fadlan inoo dulqaado mudo kooban mahadsanid

fadlan tabarucaadada kuso dir lambarkan evc 617493491 ama premier bank wallet 00252617493491

Our Statistics

  • Questions 4k
  • Answers 3k
  • Best Answers 141
  • Users 11k

caawiye app Latest Questions

Queen of somalia
Xubin sare

Sidee U Noqon Kartaa Qof La Jecel Yahay Oo La Ixtiraamo?

Sidee U Noqon Kartaa Qof La Jecel Yahay Oo La Ixtiraamo?
1
0
Like3 Isticmaleyaal
3 Isticmaleyaal

1 Answer

  1. Waxa jira waddooyin badan oo haddii aad raacdo ay dadku kugu jeclaan doonaan. Waddooyinkan maaha kuwo kaaga baahan xeelad iyo wax kale toona. Kaliya waa fan kaaga baahan in aad hirgaliso kadibna ku dhaqanto. Hubaal haddii aad ku dhaqanto qodobada aan kuu sheegi doono noloshaada waa ay beddeli donaan, waxa ayna horumarin doonaan xidhiidhada idiin dhaxeeya adiga iyo bulshada kugu xeeran.

    Ugu danbayn haddii aad samayso dhawrkan qodob, hubaal dadka qalbiyadooda waad ku waynaan doontaa
    1. Noqo qof iimaan leh: Dadku way jeclaadaan qofku marka uu iimaan buuxa leeyahay Allena uu ku xidhan yahay.
    2. Noqo qof daacad ah: Qofka aan khiyaamada aqoon dadka qalbigooda wuu ku waynaadaa
    3. Iska dhawr inaad ku gafto dadka, dadku ma jeclaadaan had iyo jeer qofka gafka ama dhacdhaca badan
    4. Ilaahay dartii u jecloow dadka oo dhan: qofna adiga oo aan dan gaar ah ka lahayn haddii aad Alle dartii u jeclaato waxa aad noqonaysaa qof dadka agtooda qiimo ku leh
    5. Qof kasta oo aad la kulanto ku qaabil waji farxad leh kuna bilow salaan adiga oo dhoola caddaynaya uguna yeedhaya magaca uu ugu jecelyahay.

    Waxa hubaal ah intan haddii aad dhaqan galiso waxa aad arki doontaa dadka oo u soo hilloobaya xaggaaga

You must login to add an answer.