Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Queen of somalia
Xubin sare

Siddeed Ku Noqoni Kartaa Qof Caqli Badan?

0
0
Like4 Isticmaleyaal
4 Isticmaleyaal

1 Answer

  1. Caqli badnaanto waxay leedahay awood wax lagu barto wali sidda ugu fudud inaad wax ku barani karto. Caqli badnaantu waxaad ka faa’ideysaa qaabka ugu wanaagsan ee aad u samaysani karto go’aamo wanaagsan. Caqli badnaantu waxay leedahay awoodda lagu xaliyo dhibaatooyinkaada. Ogaaw marwalbo waad kordhini kartaa heerka caqligaada.

    Si caqligaada u kordho waxaad u baahantahay inaad sameyso ficilo qaas ah oo faa’ido weyn kuu leh. Ficiladda caqliga lagu kordhiyo waxaan dhihi karaa waxay ka koobanyihiin waxyaabo aad u tiro badan balse waxaan isleeyahay qeybahaan waa qeybaha ugu wanaagsan, qofkana uu samayni karo dhammaan fciladaas oo dhan, waa Shan waxyaabood oo kor loogu qaadi karo heerka caqligaada

You must login to add an answer.