Sheeg Nabigii Sabirka badnaa
0
0
Be the first one react
REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
Nabi ayuub cs
koley waxaa jira nabiyo badan oo samir iyo dulqaad ilaahay siiyey balse waxaa jira kuwo caqiibo iyo caan ku ah samirka waxaana ka mida:
1.nabi daa,uud cs uu ilaahay xikmad iyo cilmi siiyey
2.nabi ayuub cs oo 18sano abaar iyo nolol adag ku sugnaa
3.nabigeena muxamed cs: oo isku darsaday falal badan oo wanaagsan oo ay gaaladu caayi jireen hadana samray
4.nabi dulkifli cs: intaasoo habeen ayuu ibliis isaga soo dhigey qof oo marna dhibi jirey oo daaqada ka soo dhici jirey ka dib nabi dulkifli ayaa gartay waxaan inuu ibliis yahay nabi dulkifli wuxuu yidhi: maxaad iga rabtay ood ii dhibeysey.ibliis wuxuu yidhi:inaan ku dhibo ood xanaaqdo oon kaa cadheysiiyo ayaan rabay balse iimey suurto galin oo ilaaahay ayaa samir ku siiyey waanad iga guuleysatay.