Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Sucado Ahmed ali
Bilow

maxaa sababa cudurka qunka

0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

1 Answer

  1. Cudurka looyaqano Qumanka (tonsile). Qumanka waa cabuq cune oo ay keento jeermiska bactéria ama fayraska .bacteriayada waxa fafiya dhibco biyood kusamaysan sanka ee qaba qof qaba streptoccocus .tani waxay inta badan dhacdaa xiliyada qabawyaha .waxad cabuqa cunaha ku qadi kartaa 2_7malmood kadib markad lajoogtay qof qaba cudurka Waxa lagu kala qadi karaa nefsashada ama calyada oo is gaaarta sidaa darteed waa muhiim in dadka waawayn ee qaba ay ka fogadan caruurta. CALAMADAHA QUMANKA
    1.Qandho kasaraysa 38c.
    2.qarqaryo ama dhaxan.
    3.Cuna xanuun.
    4.liqida oo dhibato ku timado
    5.qoorto bararta
    6.matag
    madamoo cudurkan leeyahay astamihii malariyada dadbadan waxay qatan dawada malariyada wax bana kama tarto SIDEE LOOGA HORTAGI KARA QUMANKA 1.Hadii uu kugu soo noqnoqdo waxad samaynaysaa aroorta hore intanad cadayan ku luqluqo biyo diiran oo cusbo/ milix leh si jeermiskii udisho. 2.hadii uu ku joogsan waayo waxad u bahan Anti biotic inad qadatid Xanuunkan oo caruurta kusoo lablaama ama ku soo noqnoqda wuxuu kuna infaction hadhaw ugudba wadnaha .kalagoysyada .kilyaha caruurta looga baqayo xanuunka waa in lasiiya irbad Anti biotic ah.

You must login to add an answer.