Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Abdi laahi Ahmed
level dhexe

hadaba ani dadku dabecadahayga ma fahmikaraan balse anu qofdhibataysan ma dhaafo oo waxaan ka soo qaadaa walalkay ookale maraa markastana waxaan ku hamiyaa inaan masaakiinta aan garabsiiyo markaa man xumahay mise wan wanaagsanahay

hadaba ani dadku dabecadahayga ma fahmikaraan balse anu qofdhibataysan ma dhaafo oo waxaan ka soo qaadaa walalkay ookale maraa markastana waxaan ku hamiyaa inaan masaakiinta aan garabsiiyo markaa man xumahay mise wan wanaagsanahay
0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

2 Answers

  1. *Waan fahansanahay in dadku aysan mar walba fahmin dhaqankaaga. Laakiin waxaan rabaa inaad ogaato inaan ka mahadcelinayo waxyaabaha aad sameyso si aad u caawiso dadka kale. Waxaad tahay qof wanaagsan**

  2. isfahan dari aa jirto adi iyo dadkaas idinka dhaxeyso .
    hada dadka caawiso ama gargar walalnimo siiso waxa tahay Qof wanagzan. Damirkada aa ku hagaayo marka aa qof cawineyso.
    waxa jiro dad dabecadahaga fahmaya .muhiim maha inaa Qof walbo dabecadada fahmo .
    ugu danbeyn naftaada ku kalsoonaw .adigu aya dabecada kadali karoh .

You must login to add an answer.