Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Queen of somalia
Xubin sare

FAA'IIDADA BIYAHA laga helo?

0
0
Like3 Isticmaleyaal
3 Isticmaleyaal

1 Answer

  1. Qadarka biyaha aad cabto maalin kasta wuxuu   door muhiim ah ka qaataa ilaalinta caafimaadka   jirkaaga.

     Ragga waxaa loogu baahanyahay in ay cabaan   maalinkii 3.5 liter ilaa afar 4 liter oo biya ah, oo u   dhiganta 13koob ilaa 15koob.

    Dumarkuna waa in ay cabaan maalinkii 2.5 liter oo u dhiganta 9 koob oo biya

    Biyuhu waxey ka hortagaan calool xanuunka iyo calool xiranka,

    Waxeyna dheefshiidka ka dhigaan mid caafimaad qaba.biyaha waxey dheeli tiraan dheecaamada jirka sida dhuuqista cunada wareega dhiiga iyo xambaarida walxaha nafaqada.

    Biyo badan oo la cabo waxey dhisaan murqaha jirka, murqaha waa in ay helaan biyo ku filan si ay ujoogteeyaan shaqada ay hayaan oo ah in ay jirka dhaqdhaqaajiyaan qeybihiisa kala duwan.

    Biyaha waxey aad u caawiyaan killiyaha iyagoo wasaqda ka saaraya.

    In biyo badan uu qofka cabo waxey u fiicantahay jirkiisa,oo waxey ka hortagaan kor qaleelka oo Aakhirkii ku dhamaada in uu jirka jeexjeexma ama laablaab ku yimaada isagoo aan da’ noqon.

    Biya oo badan oo la cabo waxey kaa caawinayaan,inay kaa daaweeyaan waxyaabo badan oo jirka ku qarsan ha ahaadaan cuduro ama feeyras.

    Dhibaatooyinka caafimaad ee ka dhalan kara biya yarida ama qofka oo aan biyo badan cabin maalinkii.

    Qofka waxaa ku imaan kara cuduro kala duwan, sida cudarada ku dhaca killiyaha iyo kaadi mareenka 

        Sidoo kale qofka aan qaadan biyo ku filan haragiisa waxa uu noqdaa qaleel, ka dibna waxaa ku yimaada jeexjeex iyo laablaab wajiga iyo daal.

You must login to add an answer.