Diiq ayaa ukun ku dhalay wadada dhaxdeeda yaa iskaleh ukun taas?
1
1

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.
Please sign in to your account!
Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.
Please briefly explain why you feel this question should be reported.
Please briefly explain why you feel this answer should be reported.
Please briefly explain why you feel this user should be reported.
Diiq wax madhalaa horta digaagada ayaa dhasho
aqli xumidaa madiiq baa dhala
Diiq ukun maba dhalo
qof na iskamalaha ukunta diiq ukun madhalo
diiq wax madhalo ee dooro ayaa dasha
diiq ukun maba dhalo
Diiq wax ukun ah ma dhalo
diiq waxba ma dhalo
jid wiixii laga helo jiijiid maleh qofkii soomara baaleh lkn diiq ukun madhalo
diiq ukun madhalo
diiq ukun madhalo
dhiiq maba dhalo 😂
diiQ ukun madhalo
diiq wax ma dhalo😅
Diigu ma dhalo ee waxaa dhasha digaagada