Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (8) Qeex qaabdhismeedka jiyooloojiga ee dhulka Soomaaliya
Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (8) Qeex qaabdhismeedka jiyooloojiga ee dhulka Soomaaliya
0
0
Be the first one react
Qaabdhismeedka jiyooloojiga Soomaaliya waxa ay ka timid sagxaddii hore ee Afrika, waxaana lagu tilmaamaa inay yihiin dhadhaabyada ugu horreeyay ee qolofta dhulka,sagxaddani waxa ay qeyb ka aheyd qaaradda junduwanaland.