Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (12) Diyaari warbixin ku saabsan dhibaatooyinka carrada dhulka Soomaaliya
Cutubka1aad Cilmiga Jiyoolojiga! (12) Diyaari warbixin ku saabsan dhibaatooyinka carrada dhulka Soomaaliya
0
0
Be the first one react
Dhibaatooyinka carrada dhulka Soomaaliya, guud ahaan dhulka Soomaaliya waxaa heysta dhibaatooyin ay ka mid tahaycarro burbur oo ay sababayaan waxyaabaha keena carro guurka si dadabaysha ama xaga biyáha, dhirta oo aad u yar, dadka oo u aad ugu howlan jaridda dhirtasi ay dhuxul uga dhigtaan