Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

caawiye app Latest Questions

Queen of somalia
Xubin sare

CUNTOOYINKA MIISAANKA DHIMA?

0
0
Like1 Isticmaale
1 Isticmaale

1 Answer

  1. BATAATIGA MACAAN.
    Bataatiga macaan wuxuu qani ku yahay maadooyinka kale ah “vatamin C, vitamin D, vitamin B6 iyo magnesium” kuwaas uu jirka ka helo faa’iidooyin badan. 

    Bataatiga wuxuu la dagaalamaa uu hoos u dhigaa miisaanka xad dhaafka ah ee jirka fuulay, haddii uu joogteeyo qofka cunitaankiisa waxaa hoos ugu dhacaya miisaanka xad dhaafka ah Eebe idinkii. 

    SHAAHA CAGAARAN

    looga isticmaalka badan yahay dunida,waxaana kujira faa’iidooyin badan oo jirka u baahanyahay, wuxuu nadiifiyaa jirka wuxuuna yareeyaa baruurata caloosha saaran ee xad dhaafk ah. Waana cabitaan u wanaagsan ee loo isticmaalo miisaan dhimida.

    Wuxuu qoka buuran ka caawinaa haddii uu joogteeyo cabitaankan in uu iska rido baruurta xad dhaafka ah ee saaran caloosha iyo jirka dhammaantiis Eebe idinkii.

    DIGIRTA NOOCYADEEDA KALE DUWAN

    Digirta waxay leedahay faa’iidooyin cajiib ah, waxayna qani ku tahay maadooyinka “protien, fiber, omega 3, omega 6 iyo vitamin C”

    Digirtu waxay ka mid tahay cuntooyinka nafaqada leh oo jirka aad ugu baahanyahay, waxayna ka mid tahay cuntooyinka loo isticmaalo miisaan dhimida. 

    Cunitaanka digirta noocyadeeda kale duwan oo la joogteeyo waxay qofka ka caawinaysaa in miisaanka xad dhaafka ee jirkiisa fuulay uu si dhaqsi ah kaga dhaco oo uu fit noqdo Eebe idinkii.

You must login to add an answer.