πβ‘οΈ Faransiiska iyo xabashida ayaa heshiis kala sixiixday heshiiskaas oo ay ku qeexayeen sida ay u kala leeyihiin dhulka xeebaha bada cas laga bilaabo xeebaha jabuuti ilaa laga gaaro xeebaha ilatariye hadaba sheeg sanadkii uu dhacay heshiiskaas miiladi ahaan ?

0
0

1897Β – Itoobiya ayaa qaadatay qeybo ka mid ah Jabuuti, ka dib heshiis ay Faransiiska la saxiixatay.