Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app
Caawinta Ardayda Fasalka Form4

Caawinta Ardayda Fasalka Form4

  • Public group
  • 124 Users
  • 20 Posts

Group rules

Ogow inaad wax walbo ka heli karto ha ahaato su'aaliyo jawaabo ama waxkale Hadaba kusoo biir Groupka saad uga faaidid
Ogow inaad wax walbo ka heli karto ha ahaato su'aaliyo jawaabo ama waxkale Hadaba kusoo biir Groupka saad uga faaididSee less

WËLČÕMĔ ƏƏ wallalayaal iso dhoweya queen and king
see layahay xaaladu ma dhag dhag baa kasoo muuqda groupka

aniga waxa aan ahy arday f4 ah waxa aana Joonas magalada baladweyn gaar ahaan xafada kooshin

  1. anigu waxaan ahay xasan mohamed jooga muqdishu waxan jecelahay inaan ku shqeysto xirfadda”bollger” waxan balaabay bishii jun 2023. ilaa hadda wax natiijo kama haayo fadlan waxan codsanaa cawinaad

Si aad u horumariso qoraalkaaga, wax badan akhri.
Si aad u wanaajiso fikirkaaga, wax badan qor.

Si aad u horumariso aqoontaada, wax badan baro.
Si aad u hormariso hadalkaaga, wax badan dhegayso.

Arliga aadmiga taxaasha
Tabtaa faraheena weeyi

Midbaa Tulud Ubada Haysta
Midbaan Halba Loo Tawaabin

Midbaa Taliyoo Aqoon Leh
Tacliinta Midbaa Ka Oodan

Midbaa Maal Tiriya Xoogle
Midbaan Taanada Aqoonin

Midbaa Turuqiisa Maala
Midbaa Tuugsiga ku Caana

Midbaa Tukadoo Islaam ah
Tawxiidka Midbaa Ka Qooman

Midbaa La Tirshaa Huleelay
midbaan La Tabaynin jooga

Midbaa Cimri Taagan Haatan
Midbaa Tafta Hooyo Saaran

Midbaa Afar Meher ku Taagay
Midbaan Tima Dheer Salaamin-

Tirsiga Noloshoo Sidaasa
Siday Tabinayso Diintu
Tagoogiisiyo Dushiisa
Tunkiisa waxaa ku Qaaday
Masuuliyadooda Toonsan
Ninkii u Tartamay Xilkooda

Sida ay nolol u jirto ayey Rajana u jirtaa Maalin kastoo cusub wa fursad aad ku badali karto Noloshada .
xaalad walbo kula soo daristo ha iska lumin rajada wayoo marka ay qoraxdu dhacdo waxa soobaxa Xidigaha.

Hadii aa aduunyo doneyso waxbaro.
hadii aa aakhiro doneyso waxbaro .
labadaba waxbarashaa laga donaa.