Sign Up

Hello,

REGISTER! Share and grow knowledge of the world! We want to connect educated people with those who need it, to bring them together and to be able to share their knowledge with everyone. Join the Questions & Answers here.

Sign In

Welcome Back,

Please sign in to your account!

Forgot Password

Forgot Password,

Lost your password? Please enter your email address. You will receive a link and will create a new password via email.


Waan ka xunahay, ma haysatid fasax aad ku waydiiso su'aal, You must login to ask a question. Please subscribe to paid membership

Please briefly explain why you feel this question should be reported.

Please briefly explain why you feel this answer should be reported.

Please briefly explain why you feel this user should be reported.

Open your app

Codsi Codsi! Donate Us

Isticmaalaheena sharaft leh fadlan waxaan wadana codsi ah in aad appkan balaarintiisa ka qeyb qaadatid waxa halis ugu jirnaa in aan weyno keedka xogta iyo serverka si aan u badbaadino waxa codsi inaga ah in aad bixinta lacagta qidmada sanadkan ee serverka nagala qeyb qaadatid appkan waa bilaash waxa isticaamsho in ka badan 15kun mana jirto wax dhaqaale ah kaso xaroodo kaliya waxa aan rabna ardayda iyo luqadeena in aan kor ugu qaadno waan ka xunahay! mudo yar gudaheeda waan ku xalineena dhibaatan fadlan inoo dulqaado mudo kooban mahadsanid

fadlan tabarucaadada kuso dir lambarkan evc 617493491 ama premier bank wallet 00252617493491

Our Statistics

  • Questions 4k
  • Answers 3k
  • Best Answers 141
  • Users 11k
  1. xoolo waa xoolaha an msnafacadsano nocuu dona ha ahaade

    xoolo waa xoolaha an msnafacadsano nocuu dona ha ahaade

    See less
  2. Bulsho (community) waa koox dad ah oo leh isku dhaqan iyo isku diin, kuwaas oo ku nool waddan ama meel gaar ah. Bulshooyinka waxay ku kala duwanaan karaan sida ay u nolol yihiin, dhaqanka iyo hiddaha ay leeyihiin, iyo sida ay u maamulaan noloshooda. Bulshooyinka waxay sidoo kale ka kooban yihiin dadRead more

    Bulsho (community) waa koox dad ah oo leh isku dhaqan iyo isku diin, kuwaas oo ku nool waddan ama meel gaar ah. Bulshooyinka waxay ku kala duwanaan karaan sida ay u nolol yihiin, dhaqanka iyo hiddaha ay leeyihiin, iyo sida ay u maamulaan noloshooda. Bulshooyinka waxay sidoo kale ka kooban yihiin dad kala duwan oo leh mowduucyo kala duwan oo ay ka wada hadlaan iyo goobo ay ku kulmaan sida masaajidyo, dugsiyo, iyo goobo kale oo bulsho. Bulshooyinka waxay muhiim u yihiin dadka ku nool meelahaas maxaa yeelay waxay u fududeeyaan in ay ku kulmaan dadka kale ee la midka ah, ay isweydaarsadaan fikradahooda iyo aqoontooda, iyo inay wadaagaan dhaqanka iyo hiddaha.

    See less
  3. Caafimaadku waa xaalad caafimaad ahaan jireed, maskaxeed iyo bulsho dhamaystiran, ma aha oo kaliya maqnaanshaha cudur ama jirro. Waxay ka kooban tahay arrimo badan oo kala duwan oo gacan ka geysta fayoobida guud iyo tayada nolosha, oo ay ku jiraan jirdhiska jirka, nafaqada, helitaanka daryeel caafimRead more

    Caafimaadku waa xaalad caafimaad ahaan jireed, maskaxeed iyo bulsho dhamaystiran, ma aha oo kaliya maqnaanshaha cudur ama jirro. Waxay ka kooban tahay arrimo badan oo kala duwan oo gacan ka geysta fayoobida guud iyo tayada nolosha, oo ay ku jiraan jirdhiska jirka, nafaqada, helitaanka daryeel caafimaad, nolol badbaado iyo caafimaad leh iyo xaalado shaqo, iyo taageero bulsho iyo shucuureed.

    See less
  4. waa maxay waxa hawenkii qabriyada gala malinkii qasriyada gala ragana ay kabaqan dumarkana ay jacelyiin

    waa maxay waxa hawenkii qabriyada gala malinkii qasriyada gala ragana ay kabaqan dumarkana ay jacelyiin

    See less